Madaxweyne Waare iyo Danjire James Swan oo kulan ku yeeshay Jowhar (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Wakiilka  Qaramada Midoobay ee Soomaaliya danjire James Swan ayaa maanta gaaray Magalada Jowhar ee Gobalka Sh/dhexe. James Swan iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jowhar ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ku-xigeenkiisa Cali Guudlaawe iyo Masuuliyiin kale ee ka tirsan Maamulka Gobalka Shabeellaha dhexe. Wafdiga ayaa Xarunta Madaxtooyada maamulka Hirshabelle kulan … Continue reading Madaxweyne Waare iyo Danjire James Swan oo kulan ku yeeshay Jowhar (Sawirro)